Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Madoobe oo ka Hadley Caqabadaha Haysta Jubaland


Axmed Madoobe
Axmed Madoobe

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo la hadley xildhibaanada Jubbaland ayaa ka waramey arrimo ku saabsan caqabadaha maamulkiisa ka haysta kala xirnaashaha deegaanada Jubbaland, arrimaha amaanka magaalada Kismaayo iyo dagaallo ka socda deegaanada galbeedka Gobbolka Jubbada Hoose.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool galbeedka Jubbada Hoose oo taageero ka helaya Maamulkiisu ay haatan dagaal kula jiraan maleeshiyaadka Al shabaab.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi ayaa warbixintaan nooga soo diray magaalada.

Axmed Madoobe
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00


XS
SM
MD
LG