Barnaamijkeena maanta waxaa marti ku ah Cawaale Xuseen Cabdi oo ku takhasusay maamulka xiriirka shaqaalaha iyo loo-shaqeeyaha, waxana uu ku sugan yahay magaalada Edmonton ee dalka Canada.