Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Siyaasiyiinta iyo Haysashada Laba Dhalasho


somalia map
somalia map

Dalal badan oo ka mid ah kuwa dunida, lagama ogola in qofka xil dowladeed qabanaya, gaar ahaan xilalka sare uu haysto dhalashada dal kale. Hase yeeshee inta badan siyaasiyiinta Soomaaliya ee xilalka haya ama doonaya inay qabtaan ayaa haysta dhalashada waddamo u badan kuwa reer galbeedka.

Haddaba, muxuu arrintan ka qabaa dastuurka Soomaaliya. Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda ee toddobaadkan. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:28:36 0:00


XS
SM
MD
LG