Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gedo: Sarkaal Shabaab Ah oo Isdhiibay


Shabaab
Shabaab

Sarkaal hore uga tirsanaa ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inuu isku soo dhiibay mas’uuliyiinta Gobolka Gedo ee dawladda Soomaaliya.

Xubintan ka tirsan Al-Shabab ee isa soo dhiibay ayaa la sheegay inuu hore mas’uul uga ahaa Garbahaarey xilligii ay ka talin jireen Al-Shabab.

Sarkaalkan ayaa waxaa magaciisa Maxamed Cabdullaahi Xaashi Ciiro.

Cismaan Nuur Xaaji Macalimow oo ah guddoomiye ku xigeenak gobolka Gedo ayaa VOA u sheegay in ninka uu isa soo dhiibay kadib markii ay ballanqaadeen in xubnaha kasoo goosta Shabaab lasoo dhoweynayo.

Sahra Cabdi Axmed ayaa arrintan ka waraystay.

Sarkaal Shabaab ah oo is dhiibay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG