Isku xirrada

Ammaanka Muqdisho oo la Adkeeyey


Muqdisho

Bishan aynu ku jirno ee Janaayo, waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka qabsoomaan doorashooyinka guddoonka baarlamanka, ku xigeenadiisa iyo tan Madaxweynaha Soomaaliya.

Si loogu diyaargaroobo doorashooyinkan ayaa laamaha ammaanka ee dowladdda waxay ay dadaal ugu jiraan sidii loo xoojin lahaa amaanka Muqdisho.

Waxaana uu dadaalkan imaanayaa iyadoo al-Shabaab ay sii wado Qaraxyada ay ka geysaneyso magaalada oo kuwii ugu dambeeyay ay shalay dhaceen, markii laba qarax lagu weeraray agagaarka garoonka diyaaradaha

Hadaba wariyeheenna Axmed Xassan Colaad ayaa warbixintan oo uu ku eegayo amaanka Muqdisho halkaas inooga soo diray.

XS
SM
MD
LG