Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sawirro: Qaraxyada Muqdisho

Shan qof ay ku geeriyootay laba qarax oo maanta ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Muqdisho.. Laba ka mid ah dadkaas waa shacab, halkan qof kalena uu yahay askari ka tirsanaa ciidanka dowladda iyo labadii qof ee qaraxyada fuliyey.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG