Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo Cambaareysay Qaraxyadii Muqdisho


Hadliye
Hadliye

Dawladda Soomaaliya ayaa si weyn u cambaaraysay laba qarax oo Is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Muqidsho.

Illaa iyo hadda inta la xaqiijiyey shan qof ayaa ku geeriyootay qaraxyada, waxaana ku jira labadii qof ee qaraxyada fuliyey, laba qof oo shacab ah iyo askari ka tirsanaa ciidanka dowladda.

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye, ayaa sheegay in “koox dambiilayaal ah” aysan ka leexinayn ujeeddada iyo qorshaha dalwadnimo.

Caasha Ibraahim Aadan ayaa goor dhowayd khadka telefoonka kula xidhiidhay Hadliye, waxayna ugu horrayn weydiisay jawaabtiisa weerarkan.

Wareysi: Cabdisalaan Hadliye
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00

XS
SM
MD
LG