Isku xirrada

War Deg-Deg ah

South Africa: Nin Dilay Xaaskiisii Hore


Magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika waxa la sheegayaa in nin Soomaali ah uu dilay gabar Soomaali ah oo uu horey ay isku qabeen, kadibna uu isagii is dilay. Ninkan iyo gabadhan ayaa waxay isku dhaleen gabar yar.

Haddaba faahfaahinta dilkan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Cabdullaahi Sh. Mahdi (Timacadde) oo ah Guddoomiye Kuxigeenka Jaaliyadda Soomaalida ee K. Afrika.

Dhageyso Warka Dhimashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

XS
SM
MD
LG