Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmed Shire Warsame ayaa dhowaan loo magacaabay inuu noqdo Agaasimaha La-Tacaalidda Gurmadka Degdegga ah ee Hya’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR.
Waa ninkii ugu horreeyey ee Soomaali ah jago sare ka qabta hay’addaas.
Sida uu arko magacaabistiisa iyo hawsha hortaallla ayuu khadka telefoonka ee Nayroobi ugu warramaya Jaamac Buulle Jaamac.