Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorka Beesha Caalamka ee Siyaasadda Somalia


Michael Keating. Photo Courtsey of UN

Xubnaha Beesha Caalamka ayaa dhowaan soo saareyey warsaxaafadeedyo wada jira oo ay kaga jawaabayeen doorashooyinka dalka Soomaaliya ka socda.

Beesha caalamka waxa ay si gaar ah uga jawaabeen wax isdaba marin ka dhacdey intii ay socotey doorashada xubnaha labada aqal ee baarlmaanka Somalia ee magaalooyinka Maamul-Goboleedyada lagu soo doortey, iyo dib u dhaca xiliga doorashada.

Hasa yeeshee weli beesha caalamku si rasmi ah ugama aysan hadal kuraasta 18-ka ah ee xubnaha Madasha Wadatashiga Qaran ay ku kordhiyeen Aqalka Saree e dalka.

Weriyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan ku eegaysaa doorka ay Beesha Calaamka ku leedahay siyaasadda Soomaaliya.

Warbixin: Sahra Cabdi Axmed
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG