WASHINGTON. DC —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkan wuxuu ku saabsanyahay iska hor imaadyo dhawaan deegaano ka mid ah koofurta Soomaaliya ku dhexmaray Al-Shabaab iyo dad xoola dhaqato ah.
Waxaa marti noogu ah Iftin Xasan Baasto oo ka mid ah xildhibaanada aqalka sare ee Soomaaliya.
Waxaa barnaamijka soo jeedin doona Jamal Axmed Cisman.