Isku xirrada

War Deg-Deg ah

3 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Muqdisho


Qarax Baabuur
Qarax Baabuur

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dimatay oo midi ka tirsan yahay ciidamada amniga, labaa kalena yihiin dad rayid ah kadib qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in qaraxa uu ka dhacay meel u dhow garaash ay deggan yihiin ciidamada amniga Soomaaliya.

Qaraxan ayaa la sheegay in walxaha uu ka dhashay lagu dhex qariyey meel qashinka lagu rido oo u dhow isgoyska Black Sea ee Muqdisho.

Warbixintan waxaa Muqdishu kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Qarax ka dhacay Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00


XS
SM
MD
LG