Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti oo uu Shir ugu Soo Dhamaadey Safiirro


Ergada diblamaasiyadeed ee dowladda Jabuuti ee caalamka u kala fadhiya, ayuu shir wadatashi ugu soo gaba gaboobey magaalada Jabuuti. Shirkan oo ahaa kii labaad ee noociisaha oo ay wasaaradda Arimaha Dibadda ee Jabuuti ay u qabato safiiradeeda abid ayaa lagu falan qeynayey howlaha danjirayaasha. Warbixintan waxa inoo hayo wariyahayaga Jabuuti, Ramadan Muuse.

Dhageyso Danjirayaal Kulmey
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00

XS
SM
MD
LG