Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bulshada Rayidka oo ka Digtay Heerka Abaarta Somalia


Ururada bulshada rayidka ee Soomaaliya ayaa sheegay in abaarta xilligan ka jirta dalka ay marayso marxaladdii ugu darnayd.

Shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen ayey ururadu waxay uga digeen in aafada abaaraha uga imanaysa dadka iyo duunyada ay sii baahi karto haddii aan la helin gargaar degdeg ah.

Warbixin ku saabsan shirka jaraa'id ee lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaa noo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Warbixin: Xasan Kaafi Qoyste
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00

XS
SM
MD
LG