Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Aqalka Hoose oo Dib uga Billaabatay Muqdisho


Doorasho
Doorasho

Doorashada Aqalka Hoose ee xildhibanada Somaliland ayaa dib uga billaabatay Muqdisho kaidb markii dhawaan ay guddiga doorashooyinka ay u joojiyeen gacan ka hadal ka dhex dhacay xarunta dooarshada.

Doorashada maanta ayaa lagu doortay illaa lix kursi waxaana xildhibaanada maanta soo baxay ka mid ah xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka guuleestay wasiir ku xigeenka waxbarahsda Xaamud Cali Xasan iyo xildhibaan Suure Diiriye Carab.

Haddaba dib u bilaabashda doorashooyinka iyo xilliga la soo geba gebeenayo doorashooyinka Aqalka Hoose ee goblada waqooyi waxaan ka wareysanay Saciid Jaamac Qoorsheel oo ka tirsan guddiga sare ee doorashada ee heer federaal oo maanta kormeer ka ahaa sida doorashadu u dhaceysay.

Weriyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu u warramay.

Wareysi: Saciid Jaamac Qoorsheel
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG