Isku xirrada

Gabdho Walaalo ah oo Canada Lagu Diley


Magaalada Ottawa ee dalka Canada waxaa ka dhacay habeen hore, dilka laba gabdhood oo walaalo ah oo meedkooda ay boolisku ka dhex heleen gurigooda. Gabdhahan ayaa la sheegayaa in tooray lagu dilay. Booliiskuna waxaa ay sheegeen inay wali wadaan baaritaanada.

Waalidiinta gabadhaasi iyo dad ka dhowaa dhismaha ay deganyhiin ayaa su’aalo la waydiinayaa sida ay wax u dhaceen.

Waxaa falkan dilka ah ee gabadhan kasii horeeyey mid sidaan oo kale wiil dhaliyaro ah bishaan December bilowgeedii lagu dilay meel maqaayad ah.

Waxaa warbixintan waxaa ka diyaarisey dilka Sahra Cabdi Axmed.

XS
SM
MD
LG