Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamullo Diiday Go'aankii Guddiga Xalinta Khilaafaadka


Hir-Shabelle President
Hir-Shabelle President

Maamulka Hirshabeelle iyo qaar ka mid ah maamul-goboleedyada Somalia ayaa diiday go’aanka guddiga khilaafaadka doorashada Somalia ay ku laaleen qaar ka mid ah kuraasta baarlamaanka Somalia oo guddigu sheegay in cabashooyin laga keenay.

Guddiga ayaa shalay sheegay in dib loogu noqonayo doorashada 11 ka mid ah kuraasta cusub ee baarlamanka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Jacfar Kuukaay.

Warbixin: Jacfar Kuukaay
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

XS
SM
MD
LG