Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Hay'ado Lagu Eedeyey Musuq Maasuq


Warbixin ay qortay Hay'adda Transparency International ee ka shaqaysa Hufnaanta Caalamka ayaa sheegaysa inuu musuq maasuq ka jiro qaabka ay u shaqeeyaan hay'adaha aan dawliga ahayn ee ka hawlgala Soomaaliya.

Warbixinta ayaa soo jeedinaysaa eedayn ah in hay'aduhu ay musuq maasuq ka sameeyaan sida loo bixiyo qandaraasyada, shaqaalaynta, qiimaha qandaraasyada iyo shaqaalaynta dadka u shaqeeya, iyo hawlo kale.

Warbixinta Hay'adda Transparency International oo uu soo koobay Nuur Xasan Bukhaari iyo jawaabta hay'adaha hoos ka dhageyso.

Warbixin: Hay'ado la eedeeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:45 0:00

XS
SM
MD
LG