Dowladda Turkiga ayaa waxaa maanta lagu dhawaaqay maalin qaran oo baroordiiq ah oo loo murugoonayo 20 qof oo ku dhintay qaraxyo mataanno ah oo habeenkii Sabtida ka dhacay garoon ciyaaraha lagu ciyaaro oo ku yaalla magaalada Istanbul.
Dhageyso warbixinta oo inoo soo koobayo Ismaaciil Xuseen Farjar.