WASHINGTON.DC —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka labada Aqal ee Soomaaliya ka socda iyo tan madaxweynaha ee la filayo in dhamaadka bishan lagu qabto caasimada Soomaaliya.
Doorashooyinkan ayaa wxaaa hareeyey qaladaad iyo eedo la xiriira musuq-maasuq. Haddaba maxaa gudboon in arrintan laga yeelo. Ma in la saxo, mise in laga gudbo oo doorashada madaxweynaha la qabto. ?
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Embed
share
Faaqidaadda
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:35:23
0:00
Direct link