Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qareenka Qoyska C/risaaq Cartan oo la Hadlay VOA


Kadib toddobaad ay aamusnaayeen qoyska Cabdirisaaq Cali Cartan oo ahaa wiil Soomaaliyeed oo la sheegay inuu weerar ka geystay jaamacadda Ohio State ee magaalada Columbus, ayaa waxaa markii ugu horeysay hadlay qareenka difaacaya qoyskan.

Qareenka oo lagu magacaabo Robert Fitrakis, ayaa waxa uu faahfaahiyey sababta ay qoyska u aamusnaayeen iyo dareenka iyo xanuunka ay ka qaadeen dhacdadan.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan oo jooga Columbus Ohio ayaa wareysi gaar ah la yeeshay qareen Robert Fitrakis, waxaana wareysiga la soo jeedinayo wariyeheena Cabdikaafi Aaden.

Qareenka qoyska Cartan oo hadlay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00

XS
SM
MD
LG