Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Walaaca Soomaalida Columbus iyo Dadaalkooda


Khadra Maxamed Shire
Khadra Maxamed Shire

Kadib markii uu dhacay weerarki lagu eedeeyey Cabdirisaaq Cali Cartan ee Jaamacada Ohio, magaalada Columbus todobaadkii hore ayaa Soomaalida ku nool gobolkaasi Ohio, gaar ahaan magaalada Columbus waxaa ay muujiyeen cabsi ay ka qabaan in dhacdadaasi ay sameyn ku yeelato iyaga.

Bulshada Soomaalida ayaa waxa ay hadda isku dayayaan in ay la shaqeeyaan haya'dda amniga.

Khadro Maxamed Shire waxaa ay ka mid ah tahay aqoonyahanada u dhaqdhaaqo bulshada Soomaaliyeed ee gobolkaasi, waxaa ayna soo gaartey magaaladan Washington oo ay kaga qeybgalayso kulan ka dhacayo Aqalka Cad, kaas oo dhex marayo maamulka Madaxweyne Barack Obama iyo qeybaha bulshooyinka ee la soo shaqeeyey.

Marka hore, waxaa Khadro ay ka waramaysaa imaatinkeeda Waashington iyo waliba arragtida Soamaalida ku dhaqan Columbus ee weerarkii Jaamacada Ohio State University kadib.

Sahra Cabdi Axmed ayey u warantey.

Khadra Maxamed Shire
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00

XS
SM
MD
LG