Meello ka mid ah Soomaaliya waxaa gabo-gabo maraya doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ka mid noqonaya, waxaa jira in meelaha qaarkood ay doodo iyo murano ka dhasheen xulista iyo doorashada xildhibaannada.
Haddaba halka ay wax marayaan iyo caqabadaha jira waxaa warbixintan ku eegaya weriyaha VOA Muqdisho Jacfar Kuukaay.