Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Martida: Sh. Cabduraxmaan Sh. Muxyadiin Celi oo ka mid ah culumada Suufiyada, waxana uu barnaamijka ka qeyb galayaa isaga oo jooga dadlka Sweden.
Barnaamijka waxa soo diyaariyey Ridwan Xaaji Cabdiwali.