Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daraasad Laga Sameeyey Abaaraha Soomaaliya


Inkasta oo deegaano badan oo Soomaalidu degto ay abaaro ka jiraan, ayaa haddana xilligan waxaa meelaha qaarkood ka curtay roobabkii dayrta.

Xarunta Daraasaadka Siyaasiga ah ee CPA oo warbixin ka qortay arrimaha abaaraha soo noqnoqda ayaa sheegtay inay jirto qorshe xumo ku aaddan sida wax looga qabanayo abaaraha ka jira dhulka Soomaalida.

Xarunta ayaa waxay tusaale u soo qaateen ka faa'iidaysi la'aanta biyaha roobka ee badda ku darsama.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa waraystay agaasimaha xarunta Hibaaq Gamuute.

Daraasad laga sameeyey Abaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG