Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Puntland oo ku Dhowaaday Qandala


Wararka ka imanaya Gobolka Bari ee Mamaul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada maamulku ay kusii dhowaanayaan magaalada Qandala oo dabayaaqadii bishii October ay qabsadeen maleeshiyada ururka Daacish taabacsan.

Ciidamadan ayaa la sheegay haatan inay gaadheen meel ay ka weerari karaan maleeshiyada mintidka ah ee halkaas haysta.

Nuur Xasan Bukhaari ayaa arrimahan ka waraystay Yoonis Cabdiraxmaan oo ka mid ah dadka deegaanka.

Ciidanka Puntland oo ku siqaya Qandala
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:02 0:00

XS
SM
MD
LG