Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo horay u soo noqday wasiir iyo afhayeenka Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud.