Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobab ka Da’ay Somaliland iyo Jabuuti


Qeybo ka tirsan Somaliland ayaa waxaa ka curtay roobab xooggan oo ka da’ay meelaha ay abaaruhu saameeyeen. Roobabkan ayaa biyo-dhigay deeggaannada qaarkood, halka meello kalena uu hadda wali da’ayo.

Sidoo kale, roobabkan ayaa ka da’ay Jabuuti iyo xeebaha badda cas ee Geeska Afrika ilaa iyo qaybo ka mid ah dalka Ethiopia, waxayna roobankani biyo dhigeen jidadka magaalooyinka Jamhuuriyada Jabuuti.

Cismaan Sacad Siciid oo ah agaasimaha wakaaladda saadaasha hawada ee Jabuuti ayaa sheegay in roobabkani ay sii hoori doonaan maalmahaha soo socda.

Warbixinada ku saabsan roobabka ka dhageyso santuuqa madow ee kuu muuqda.

Roobabka Somaliland iyo Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00

XS
SM
MD
LG