Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fidel Castro oo 90 Sana Jir Ku Geeriyooday


Obit Fidel Castro
Obit Fidel Castro

Madaxweynihii hore ee Cuba Fidel Castro ayaa geeriyooday isagoo ay da’adiisu tahay 90 sana jir, walaalkii oo hadda madaxweyne ka ah dalkaa, Raul Castro ayaa ku dhawaaqay geerida walaalkiis.

Xukumadda Shuuciga ah ee Castro ayaa ka soo badbaaday duulaan uu Mareykanku taageersanaa oo ay ku qaadeen dad u dhashay wadankaas oo halkaa laga soo musaafuriyay, Mushkilad dhinaca gantaalada ah, shirqoollo la doonayay in lagu qaarajiyo iyo tabanaan sano oo uu Mareykanku ku hayay cuna qabateyn dhaqaale.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan kooban inooga diyaariyay.

Geerida Fidel Castro
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00

XS
SM
MD
LG