Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magacyada Xildhibaanada Lagu Doortay Kismaayo


Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horreeyey ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya.

Guud ahaan 43 xildhibaan ayaa lagu doortay magaalada Kismaayo, oo shalay lagu qabtay xaflad lagu soo xirayey doorashooyinkii halkaas ka socday dhowrka tododbaadka.

Haddaba waa kuwan magacyada 43-ka xildhibaan ee lagu doortay doorashada.

1. Sahra Xaji Xuseen Cali
2.Xassan Cabdi Ismaaciil
3.Cabdifatax Maxamed Cali
4. Xamza Sheikh Xussein (Dib ayaa loo soo doortay)
5. Cabdirashid Moxamed Xiddig (Dib ayaa loo soo doortay)
6. Farxiya Xassan Axmed
7. Xawo Maxamed Aden
8. Ibrahim Maxamed Xuseen Bule
9. Mohamed Abdi Ghandi (Dib ayaa loo soo doortay)
10. Cabdulkadir Maxamed Cusman
11. Maxamuud Cali Magan (Dib ayaa loo soo doortay)
12. Sagal Cabdirisaaq Biixi
13. Cabdulqaadir Aadan Nuur14. Sacdiyo Muuse Cabdullahi
15. Cabbdulcaziz Cabdullahi Yuusuf
16. Cabdi cali xasan (Dib ayaa loo soo doortay)
17. Haashim Nuur Aadan18. Cabdullahi Yuusuf Xasan “Calankey” (Dib ayaa loo soo doortay)
19. Axmed Cusmaan ibraahim
20. Daleys Xasan Aadan21. Cabdullahi Maxamed Aadan “Shaacir” (Dib ayaa loo soo doortay)
22. Maxamed Xasan Idiris23. Liibaan Cusmaan Cabdiraxman (Dib ayaa loo soo doortay)
24. Cabdicasiis Cabdullahi Maxamed Hukun (Dib ayaa loo soo doortay)
25. Sahra Jaamac Cali Qorshel (Dib ayaa loo soo doortay)
26. Luul Cabdi Aadan (Dib ayaa loo soo doortay)
27. Cabdiraxmaan Kulmiye Xersi (Dib ayaa loo soo doortay)
28. Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraje
29. Aadam Isxaaq Cali30. Cusmaan Libaax Ibraahim (Dib ayaa loo soo doortay)
31. Maxamed Cali Xuseen
32. Maxamed Aadan Maxamed Cali
33. Sheekh Nuur Maxamed Xasan34. Cali Maxamed Muuse35. Maxamed Diriye Khalif
36. Shaqar Ibrahim Cabdalla
37. Maryan Aweys Jaamac (Dib ayaa loo soo doortay)
38. Maxamed Nuur Iftin “Shanbara”
39. Maxamuud Cali Cumar “Caananuug”
40. Cabdullahi Abuukar Xaaji
41. Jabriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi
42. Cabdulqaadir Sheekh Cali “Baghdadi” (Dib ayaa loo soo doortay)
43. Cali Cusmaan Xersi

XS
SM
MD
LG