Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilal Dhowr Ah oo Xalay ka Dhacay Hargeysa


Hargeysa: Heshiiskii Ceel Bardaale oo la Saxiixay
Hargeysa: Heshiiskii Ceel Bardaale oo la Saxiixay

Illaa shan qof ayaa siyaabo kala duwan ugu dhintay xalay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Ddadkan ayaa isugu jiray qaar la dilay iyo waliba kuwo ku dhintay shilal gaadhi.

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Somaliand sareeye guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed oo VOA u Waramay ayaa sheegay in mid ka mid ah dadka dilka gaystay gacanta lagu hayo halka qaar kalena lagu daba jiro.

Taliyaha oo u waramay wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa ugu horayn faahfaahin ka bixinaya sida ay u dhaceen dilalkaasi.

Dilal ka dhacay Hargeysa
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

XS
SM
MD
LG