Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin Laga Soo Saaray Doorashooyinka Aqalka Hoose


Guddigga Xalinta Khilaafaadka doorashada dadban ee Somalia ayaa soo saaray war saxaafadeed ay ka hadleen guulaha ilaa iyo hadda laga gaaray doorashada Aqalka Sare iyo kan hoose.

Guddiga ayaa dhinaca kale sheegay inuu socdo qorshe talaabooyin wada jir ah looga qaadanayo musuq maasuq la sheegay in kuraasta qaarkood lagu sameeyay.

Wariyeheenna Xuseen Barre Aaden ayaa warbixinta noo haya.

Warbixin: Xuseen Barre
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:37 0:00

XS
SM
MD
LG