Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashooyinka Aqalka Hoose


Magaalooyinka xarumaha u ah maamul goboleedyada dalka Soomaaliya waxaa ka socda doorashooyinka Aqalka Hoose ee lagu soo dooranayo xildhibaanda cusub ee baarlamanka Soomaaliya.

Doorashooyinka oo illaa hadda si wanaagsan u socda ayaa haddana waxaa jira cabashooyin ay jeedinayaan dadka qaar. Waxaa lagu soo warramayaa inuu jiro musuq-maasuq xooggan oo doorashooyinka hareeyeey. Haddaba barnaamijka Faaqidaada waxaan ku eegeynaa arrimahaas. Waxaa soo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:30:53 0:00

XS
SM
MD
LG