Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cadaado: Qof Ka Mid Ahaa Ergada Doorashada oo La Dilay


Attendees take part in a public memorial for Marco Leung, the 35-year-old man who fell to his death weeks ago after hanging a protest banner against an extradition bill, in Hong Kong.
Attendees take part in a public memorial for Marco Leung, the 35-year-old man who fell to his death weeks ago after hanging a protest banner against an extradition bill, in Hong Kong.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in muddo kooban maanta ay khalkhal gashay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee halkaa ka socotay.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii nin la sheegay in uu ka tirsanaa Ergada xildhibaanada Galmudug dooranaysa lagu toogtay Afaafta hore ee xarunta ay ka socoto doorashada.

Wariyeheena Maxamed Colaad Xassan ayaa dhacdadan ka wareystay Cabdulqaadir Xuseen Maxamed Jaahweyn, wasiirkii hore ee warfaafinta ee dowladda Somalia oo ka mid ahaa murashixiinta u tartameysay Aqalka Hoose.

Rabshad ka dhacday Doorashadiii Cadaado
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

XS
SM
MD
LG