Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yurub oo ka Walaacsan Donald Trump


Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Midowga Yurub oo kulmay magaalada Brussels ee dalka Beljimka ayaa ka hadlay saamaynta ay ku yeelan karto guusha uu doorashada Maraykanka ka gaaray Donald Trump xiriirka Yurub iyo Mareykanka.

Kulankan ayaa ku soo beegmay iyadoo qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta Yurub ay horey walaac uga muujiyeen hadaladii uu ololihiisa ka sheegay Mr Trump.

Wariyeheenna Maxamed Cabdi Xassan ayaa kulankan iyo walaaca Yurub ka wareystay Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Ambassador Cali Saciid Fiqi.

Dhageyso EU and Trump
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

XS
SM
MD
LG