Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabar Soomaali ah oo ka Mid Noqotay Booliisk Edmonton


Amaal Cabdi
Amaal Cabdi

Gabar asalkeedu yahay Soomaali, haysatana dhalashada dalka Canada ayaa ka mid noqotey Booliska magaalda Edmonton ee gobolka Alberta ee dalkaaasi.

Boqolaal ka mid ah dadka degan magaalada ayaa ka qeyb galay xaflad loo qabtay 30 askari oo Amaal Cabdi ay ka mid ahayd, kuwaasi oo kusoo biiray booliiska.

Wariyaheena Jaamac Buulle Jamac ayaa warbixintan inooga soo direy magaalada Edmonton.

Warbixin: Jaamac Buulle
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

XS
SM
MD
LG