Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Aqlka Hoose oo ka Billaabatay Cadaado


Baarlamaanka
Baarlamaanka

Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee baarlamaanka Sooamaliya ayaa maanta ka bilaabatay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Doroashada maanta ayaa lagudooranayaa ilaa 3 kursi oo kamid ah 36-ka kursi ee laga rabo in laga soo doorto deegaanada maamulka Galmudug.

Kursi kasta oo ka mid ah 36-ka kursi ayaa waxaa dooranaya 51 ergo, waxaana doorashada maanta billaabatay ay socon doonta illaa toddobaad.

Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Galmudug Xuseen Sheekh Maxamed ayaa doorashada maanta billaabatay uga warramay weriyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed.

Doorashada Aqlka Hoose oo ka Billaabatay Cadaado
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

XS
SM
MD
LG