Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Ergeyga Gaarka ee XGQM ee Arrimaha Somalia, Danjire Micheal Keating oo ka jawaabaya su'aalo ay ka mid tahay doorashada Somalia.
Barnaamijka waxa soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Ridwan Xaaji.