Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi gaar ah: Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya


Safiirka Turikiga Danjire Olgan Bekar
Safiirka Turikiga Danjire Olgan Bekar

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Olgan Bekar ayaa marki ugu horreysay la hadlay Laanta AfSoomaaliga ee VOA.

Danjire Bekar oo isaga oo jooga magaalada Muqdisho ugu warramay qadka telefoonka wariyaha VOA Nur Hassan Nur Bukhaari oo ku sugan Washington, ayaa waxa uu uga hadlaya arrimo dhowr ah oo ku saabsan Soomaaliya.

Wariyahayga Nur Hassan Nur Bukhaari oo luqada Turkiga ku wareystay safiirka ayaa ugu horreyn weydiiyey goorta uu soo bilowday xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya.. Wareysigaan oo faahfaahsan ka dhegayso qeybta hoose ee boggaan.

Dhegayso: Wareysi gaar ah oo ay VOA la yeelatay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

Halkan ka dhegayso qeybtii labaad ee waresiga Danjiraha Turkiga

Dhegayso: Qeybtii labaad ee waraysiga Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

XS
SM
MD
LG