Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Salaad Roob-doon ah oo la Tukaday


Abaaro laga soo Sheegayo Somaliland
Abaaro laga soo Sheegayo Somaliland

Guud ahaan deegaanada Somaliland waxa maanta laga oogay salaad roob doon ah, kadib markii gobolada bariga ay soo waajahday abaar saamaysay dad iyo duunyaba, Salaadan roob doonta ah oo ay oogeen dadweyne tiro badan oo ay weheliyeen qaar ka mid ah masuuliyiinta dawladu ayaa wasiirka diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi kana mid ah guddida abaaraha Somaliland uu wariyaha VOA Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu u sheegay inay ku gudo jiraan gurmadka dadka ay saamaysay abaartaasi.

Dhageyso Wareysiga W. Warfaafinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

XS
SM
MD
LG