Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo Dib u Bilowday Dhismihii Darbiga Xadka


Dadka ku nool magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa VOA u sheegay in mar kale ay dawladda Kenya bilowday dhaqdhaqaaqa ay dib ugu dhisayso darbi mara xuduudda labada waddan, kaasoo Kenya ay horey u sheegtay inay doonayso inay kaga hortagayso weerrarada Al-Shabab.

Dadka magaalada oo ay ku jiraan nabaddoono iyo dad kaleba oo lasoo xiriiray VOA ayaa sheegay in darbigan uu xaafad ka mid ah Buulo Xaawo uu marindoono dhinaca Kenya haddii uu ku socdo jidka haatan uu dhismuhu ku socdo.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa arrintan ka waraystay Guddoomiyaha Cusub ee Beled Xaawo Maxamuud Xayd.

Dhageyso xaaladda Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00

XS
SM
MD
LG