Doorashada Mareykanka waxa ay dhacdaa 8da bisha November 4 sanaba mar. Waxaysedadka Codeynaya fursad u heystaan in ay codkooda sii dhiibtaan bisha ka hor maalinta codeynta.
Haddaba, waa maxay codeynta xilliga hore maxayse tahay sababta loo codeeyo ka hor maalinta doorashada? Falastin Ahmed Iman ayaa su'aalahaasi weydiisey Jabriil Cali Ow Moxamed oo wax ka dhiga jaamacada Ohio State.