Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Odawaa


Odowaa
Odowaa

Kusoo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, oo toddobaadkan marti ku ah wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Md. C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa).

Waxa uu Odawaa dhageystayaasha ugaga jawaabi doonnaa su'aalo ku saabsan maamul u sameynta gobollada dalka, iskaashiga maamullada, sida loo baajin karo isku dhacyo dhex mara maamullada laf ahaantooda iyo qodobbo kale.

Barnaamijka waxa idin soo saaray islamarkaasina idin la socodsiinaya Jamaal Axmed Cismaan ee dhageysi habboon.

please wait

No media source currently available

0:00 0:23:58 0:00

XS
SM
MD
LG