Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UAE oo Somaliland kala Hadashay Saldhig Milateri


Sawir hore oo Dekeda Berbera ah
Sawir hore oo Dekeda Berbera ah

In dhawayd waxa magaalada Berbera ka socday dhaq-dhaqaaqyo caalami ah oo maalgashi, kuwaas oo diiradda lagu saarayay dekedda iyo garoonka diyaaradaha.

Hore waxa dawladda Somaliland heshiis maalgashi oo muddadiisu 30 sanno tahay ula gashay shirkadda DP-World oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, taas oo uu ansixiyay golaha baarlamaanka ee Somaliland.

Bishan horraanteedii waxa dawladda Imaaraadku waydiisatay Somaliland in saldhig milatari laga siiyo magaalada Berbera, taas oo madba' ahaan ay dawladdu aqbashay.

Haddaba, haddii heshiiskanina hirgalo saamayn caynkee ah ayuu Somaliland iyo mandaqaddaba ku leeyahay? Waxa arrimahaas warbixintan ku eegaya weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Somaliland iyo Imaaraadka Carabta
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:52 0:00

XS
SM
MD
LG