Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxdii Hir-Shabeelle oo la Doortay


Cali Cabullaahi Cosoble ayaa loo doortay inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee Maamul goboleedka Hir-Shabeelle, halka ku xigeenkiisana loo doortay, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ah Gudoomiyihii Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa helay 61 ka mid ah 98deedii xildhibaan ee codeysay.

Wariyaha VOAda ee Hiiraan, Xuseen Xasan Dhaqane ayaa ka waramaya natiijada doorashada.

Dhageyso Doorashada Hirshabeelle
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG