Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Qurbajoogta Geeska Africa ee Washington


Cabdirashid Sheekh Cali Axmed.
Cabdirashid Sheekh Cali Axmed.

Waxaa magaalada Washington. DC ee caasimada dalka Mareykanka lagu soo gaba gabeeyey shir loogaga hadlayey doorka ay qurba-joogta Bariga Africa ee Mareykanka ka qaadan karaan horumarinta dalalkooda.

Shirka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimha dibadda ee Maraykanka iyo hay’adda Socdaalka Adduunka ayaa dadki lagu cazuumay waxaa ka mid ah ahaa C/rashiidSheekh Cali Axmed.

Hadaba C/rashiidSheekh Cali Axmed, wuxuu nagu soo booqday daarta VOA-da ee magaalada Washington, waxana uu arrimaha shirkan uga warramay wariyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed.

Dhageyso wareysiga Cabdirashid Sheekh Cali
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00



XS
SM
MD
LG