Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toddobaadka Dhaqanka oo Nairobi ka Furmay


Magaalada Nairoobi ayaa waxaa maanta lagu daah furay barnaamij lagu magacaabay Todobaadka Dhaqanka Soomaalida ku nool magaaladaasi kaasoo ay soo qaban qaabisay xarunta dhaqanka Aw-Jaamac Cumar Ciise ee xaafadda Islii.

Barnaaijkaan oo socon doona muddo afar maalmood oo ay ka soo qeyb galeen Soomaali kala duwan oo isugu jirta siyaasiin, ganacsato, fanaaniin iyo dad kale ayaa inta uu socdo waxaa lagu soo bandhigayaa waxyaabo kala duwan oo ku saabsan dhaqanka Soomaaliyeed ee soo-jireenka ah.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi khadar Maxamuud Xareed oo ka qeyb galay daah furka ayaa noo soo diray warbixintaan.

Dhageyso Toddobaadka Dhaqanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

XS
SM
MD
LG