Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Jabuuti


Ilyas Duwale
Ilyas Duwale

Dhawaan waxaa xarigga laga jaray khad tareen oo cusub oo isku xiraya dalalka Ethiopia iyo Djibouti.

Ethiopia oo ah dal aan bad laheyn ayaa khadkan waxa uu ka caawinayaa isku xirka dekedaha Djibouti oo ay adeegsato iyo magaalada Addis-Ababa.

Labada wadan ayaa sheegay in khadkan ay ka faa’iidayaan horumar dhaqaale iyo is-dhexgalka bulshada.

Wasiirka Djibouti ee Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Ilyaas Muuse Duwale oo nagu soo booqday Istuudiyaha VOA ee magaaladan Washington ayaa wariyeheenna Falastiin Axmed Imaan ay wareysi dheer la yeelatay waxaana qeybtan ugu horeysa uu kaga hadlayaa, khadka tareen iyo khilaafka shirkadda DP ee Imaaraadka iyo Djibouti.

Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG