Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax Baabuur oo Muqdisho ka Dhacay


Qarax Baabuur
Qarax Baabuur

Qarax xooggan ayaa galabta waxa uu ka dhacay meel ku dhow isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Gaariga qarxay ayaa la sheegay inuu ahaa nooca raaxada ah.

Qaraxa ayaa lagu warramay inay ku dhaawacmeen illaa afar qof, oo uu ku jiro qofkii gaariga saarnaa.

Meesha uu ku qarxay baabuurka waxaa ka garab dhow safaaradihii hore ee Maraykanka iyo Iiraan kuwaasi oo aan haatan aysan isticmaalin dawlahahaasi.


XS
SM
MD
LG