Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Ciidamo Tababar Loo Soo Xirey


In ka badan laba boqol oo ciidamo boolis ah, ayaa tababar loogu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo, waxaana ciidamadaan ay ka mid yihiin ciidamada loogu tala galay inay sugaan amaanka goobaha ay ka dhaceyso doorshada xildhibaanada cusub ee lagu wado inay ka bilaabato magaalada Kismaayo.

Wariyaha VOA ee magaalada Nayrobi Khadar Maxamuud Xareed, ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan ka soo dirayNiarobi.

DHageyso Tababar loo soo Xirey Ciidamo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:37 0:00

XS
SM
MD
LG